Gudoomiye Yariisow oo xalay saqdii dhexe kormeeray fariisimaha ciidamada ee Muqdisho (Daawo Sawirro)

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Eng. C/raxmaan Cumar Cismaan (Yariisow) oo uu wehliyo Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliya ayaa xalay saqdii dhexe kormeeray xarumaha iyo baraha ay ka howlgalaan Ciidamada Booliiska Soomaaliya ee degmooyinka Muqdisho qaarkood. Goobaha ay tageen waxaa ka mid ah isgoysyada Muqdisho oo dadka iyo gaadiidka lagu baaro. Masuuliyiintan ayaa waxaa kormeerkooda … Continue reading Gudoomiye Yariisow oo xalay saqdii dhexe kormeeray fariisimaha ciidamada ee Muqdisho (Daawo Sawirro)